Document sir ah: Liiska sida beelaha loogu kala qeybiyay xubnaha maamulka Hiiraan & Sh/Dhexe

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa soo saartay liiska sida ay beelaha ugu kala qeybisay xubnaha odayaasha dhaqanka ee soo dhisaya maamulka cusub ee gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Liiskan oo aan weli si rasmi ah loo shaacin, ayaa waxaa Caasimada Online usoo gudbiyey xubno ka tirsan wasaaradda oo codsaday inaan la magacaabin.

Screen Shot 2015-12-22 at 7.57.19 PM