25.1 C
Mogadishu
Wednesday, July 16, 2025

Wasiiru dowlaha oo ku gacan seeray go’aankii wasiirka arrimaha gudaha ee Yaxye Cali Ibraahim

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Warqad ka soo baxday Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha C/llaahi Faarax Wehliye ayaa lagu sheegay inay sharci darro tahay shaqo joojinta iyo magacaabista Xoghayaha Joogtada KMG ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Wasiiru dowlaha ayaa ku eedeeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha in Eedeymaha uu xilka kaga qaaday Yaxye aysan sal laheyn.

Wasiiru dowlaha ayaa sheegay in magacaabista iyo xil ka qaadista Xoghaye Joogto ay u baahan tahay in la marsiiyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, kadibna laga ansixiyo Golaha Wasiirada, laguna soo saaro digreeto Madaxweyne.

- Advertisement -

Read more

Local News