25.4 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Dowladda Iran oo hawlgal ka fulisay xeebta Soomaaliya

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimadda Online) – Dowladda Iiraan ayaa howlgal ka fulisay xeebaha Soomaaliya, halkaasi oo lagu soo bad-baadiyey dad u dhashay dalka India.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada la dagaalanka burcad badeedka ee Iiraan leedahay ay howlgal kusoo badbaadiyeen illaa 13 qof uu dhashay dalka Hindiya.

Dadka Hindida ah ee la badbaadiyey ayaa waxay saarnaayeen Doon laga sameeyey Alwaaxyo taasoo ku dhex socotay gudaha Xeebaha Soomaaliya.

Ciidamada Iiran ayaa markii ay dadkaan soo badbaadiyeen kadib waxay ku wareejiyeen diyaarad helicopter ah oo ay leeyihiin Ciidamada Badda ee Hindiya.

- Advertisement -

Read more

Local News