24.7 C
Mogadishu
Sunday, July 26, 2026

Farmaajo oo iskoobahiisa qaatay kana qeyb qaatay nadiifinta Villa Somalia: Sawirro

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)– Madaxweynaha dowladda federaalka Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta iskoobaha u qaatay nadiifinta xarunta Villa Somalia ee fadhigiisu yahay.

Farmaajo iyo xubno ka tirsan xafiiska madaxtooyada ayaa ololaha nadiifinta ee uu horay ugu dhawaaqay madaxweynuhu in bil walba 29-keeda shaqaalaha dowladda ka qeyb qaataan ololahaan lagu bilayo bilicda caasimada.

Madaxweynaha ayaa shacabka ugu baaqay inay iyagana dowrkooda ka qaataan aruurinta qashinka si loo helo waddan nadiif ah.

Ololahaan ayaa socda mudo labo todobaad ah, waxaana horay u iclaamiyay madaxweyne Farmaajo.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60