Filim laga sammeeyay xaqiiqda ka jirta SOMALIA

Muqdisho (Caasimada Online) – Dhallinyaro Soomaali ah oo ka sameeyay maadeys run ah xaqiiqda maanta ka jirto Soomaaliya. Tan iyo markii uu xukunka qabsaday Xasan Sheekh Maxamuud, masiirkii Soomaaliya iyo gobonimadii Soomaaliya waa aay sii laceefeeysaa maalinba maalinta ka danbeyso.

Haddaba maxaa laga dhaxlay Xasan Sheekh Maxamuud tan intii uu xukunka qabtay?

1. Falsafadii Xukunka oo luntay
2. Rajadii oo luntay
3, Musuqmaasuq Baahay
4. Dagaal hogaanka sare dhexdiisa ah.
5. Amaankii oo faraha ka baxay
6. Xiriirka Dibada oo xumaaday

[su_button url=”https://www.facebook.com/farxaanahmed/videos/10204186091075424″ size=”4″]Halkan Ka Daawo[/su_button]