27.5 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025

FILIMKA MAANTA: Rebel ama Dagaal waana qiso cajiib ah

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Rebel ama dagaal waa filimkeena maanta kaasoo uu horboodayo atooraha Prabhas isla markaana ay la jilayaan Tamannaah, Deeksha Seth, Krishnam Raju iyo Brahmanandam.

Filimkaan Telugu ah ayaana maanta inoo noqon doono filimka ay akhriteyaasheenu daawan doonaan. Wuxuuna soo baxay sannadkii 2012kii.

Hadaba, halkaan hoose ka daawo muuqaalka filimkaan cajiibka ah. Lana soco filimkeena berrito Insha Allah.

- Advertisement -

Read more

Local News