26.5 C
Mogadishu
Friday, June 20, 2025

Guddiga Adeega Garsoorka oo jawaab deg deg ah kasoo saaray tallaabadii uu qaaday Xasan Sheikh (Aqri 6 qodob)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Adeega Garsoorka Soomaaliya, ayaa kullan deg deg ah isugu yimid maanta kadib markii madaxwenaha Soomaaliya uu soo saaray warqad uu ku sheega inuu kala diray Guddiga.

Guddiga oo ka kooban 9 xubnood, uuna guddoomiye u yahay Ceydiid Ilka Xanaf, ayaa soo saaray qoraal ka kooban shan qodob oo ay kaga jawaabayaan tallaabada madaxweynaha Soomaaliya.

Qoraalka oo lasoo gaarsiiyey Caasimada Online halkan hoose ka aqri.

[pdf-embedder url=”http://caasimadda.net/wp-content/uploads/2015/03/Xanaf-1.pdf”]

[pdf-embedder url=”http://caasimadda.net/wp-content/uploads/2015/03/Xanaf-2.pdf”]

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News