30.9 C
Mogadishu
Saturday, May 2, 2026

XASAN Sheekh oo kala diray guddigii Adeega Garsoorka Soomaaliya, Sabab?

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Warqad kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in lakala diray Golaha adeega Garsoorka dalka.

Digreetadaani ayaa waxaa hoos uga saxiixan Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud, waxa ayna soo baxday Taariikhdu marka ay yaheyd 11-kii Bishan.

BF Somalia iyo xukuumadda Ra’isul wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa loogu baaqay in si deg deg ah kusoo dhameystiraan Dhismaha Golaha Adegga Garsoorka.
HOOS KA AKHRISO DIGREETADA
1

- Advertisement -

Read more

Local News