28.9 C
Mogadishu
Wednesday, October 29, 2025

Guddoomiyaha BF, Mursal oo xil cusub magacaabay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal C/raxmaan ayaa soo saaray wareegto uu xil ugu magacaabayo lataliyaha sare ee dhanka warbaahinta ee xafiiska Guddoomiyaha.

Lataliyaha sare ee dhinaca Warbahinta ee Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa waxaa loo magacaabay in uu noqdo Liibaan Maxamed Xuseen.

Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka ayaa waxaa la faray in uu dhameeystiro habraaca maamuuska Lataliyaha Meelmarinta Go’aanka sida ugu haboon ee Sharciga waafaqsan.

Hoos ka aqriso wareegtada kaso baxday xafiiska Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

- Advertisement -

Read more

Local News