Jowhar (Caasimada Online) – Warsaxaafadeed kasoo baxay gudiga doorashiiyinka dadban ee sanadkaan ayaa waxaa looga hor yimid natiijada doorashadii ka dhacday magaalada Jowhar.
Qoraalka kasoo baxay gudiga doorashooyinka ayaa lagu diiday doorashadii deg deg aheyd ee uu kusoo baxay wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha ee dowlada Soomaaliya mr Nuux.

Caasimada Online
Xafiiska HirShabeele
[email protected]

