25.4 C
Mogadishu
Thursday, June 25, 2026

XOG ku saabsan qorshaha maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Qorshe lagu guda galayo Maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe ayaa waxa uu si xooli ah uga socdaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Somalia.

Mas’uuliyiinta ku howlan howshaani, ayaa waxaa kamid ah Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Cali Maxamed Geedi oo isagu arrintaani gadaal ka riixayo.

Geedi ayaa waxa uu sidoo kale, kulamo ku saabsan dhismaha Maamulkaasi la qaadanaya Odayaasha iyo Waxgaradka Gobolka, inkastoo uu Mr Geedi muu jinaayo rajo wanaagsan, ayaa waxaa hadana taa barbar socda Siyaasiyiin carqaladeynaayo howsha.

Dhanka kale, Afhayeenka Guddi is magacaabay oo arrintaani ka shaqeynaya Daa’uud Xaaji Cirro ayaa sheegay in 15-ka bishaan la guda galayo dhismaha Maamulka.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News