HirShabeelle oo war kasoo saartay wakiilka cusub ee QM usoo dirtay Soomaaliya

Jowhar (Caasimada Online) – Maamulka Hirshabeelle ayaa ka hadlay magacaabista wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay maamulka Hirshabeelle ayaa lagu taageeray laguna soo dhaweeyay magacaabista Xoghayaha Guud ee QM uu soo magacaabay wakiilkiisa Soomaaliya.

Qoraalka kasoo baxay Hirshabeelle ayaa lagu sheegay inay mar walba ilaalineyso Midnimada soomaaliya,isla markaana ay wadashaqeyn la yeelanayaan Wakiilka Cusub.

Hoos ka akhriso qoraalka Hirshabeelle kasoo baxay:-

Caasimada Online
Xafiiska Jowhar
Caasimada@live.com