26.3 C
Mogadishu
Tuesday, May 26, 2026

J/land oo cadeysay mowqifkeeda xuquuqda gobolka BANAADIR

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Kismaayo (Caasimada Online) – Qoraal kasoo baxay Maamulka Jubbaland ayaa waxaa lagu qaadacay in wax laga bedelo hanaankii doorasho ee madaxda Soomaaliyeed ku heshiisay.

Digniinta maamulka ayaa si toos ah ugu socta guud ahaan Dowlada Federaalka ah ee Somalia, gaar ahaan Gudiyada loo xil saaray arrintaani ee ka tirsan BFS.

Jubbaland waxa ay sheegtay in mowqifkeeda uu yahay inaysan aqbali doonin faragelin lagu sameeyo heshiiska islamar ahaantaana aysan qaadi doonin mas’uuliyada ka timaada bedelka socda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA
War-Saxaafadeed-21-May-2016-page-001-1-791x1024

War-Saxaafadeed-21-May-2016-page-002-791x1024

- Advertisement -

Read more

Local News