25.4 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025

LIVE: Toos u daawo dacwada badda Somalia oo gashay maalintii 3-aad

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maxkamada caalamiga ee cadaaladda (ICJ ee magaalada Hague ee dalka Holland ka socota dhageysiga dacwadda dhanka badda ee Kenya iyo Soomaaliya oo gashay maalintii saddexaad.

Kenya waxaa Qareeno u ah qareeno u dhashay Faransiiska, Mareykanka, iyo UK, halka Soomaaliya ay qareeno u yihiin Soomaali, Mareykan iyo British.

Waxa shalaya ay maxkamadda dhageysatay jawaabtii Soomaaliya ee doodda Kenay ay maalin ka hor ka keentay sharci ahaanshaha dacwadda ay Soomaaliya geysay maxkamadda.

Maanta waxaa mar kale dib loogu laabanayaa Kenya

Hoos ka daawo Muuqaalka oo live ah.

Caasimada Online
Xafiiska London
[email protected]

 

 

 

- Advertisement -

Read more

Local News