31.9 C
Mogadishu
Sunday, May 3, 2026

Magacayada iyo qabiilada 24 musharax oo is-diiwaan geliyey + Beeshee ugu badan?

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa si rasmi ah usoo geba geboobay is-diiwaan gelinta musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya oo ku ekeyd maanta, sida ay shaaca ka qaadeen guddiga Doorashada Madaxweynaha Somaliya.

Dr. C/raxmaan Ducaale Bayle, Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha, ayaa sheegay in ay diiwaangeliyeen 24 musharax, tan iyo 26-kii bishan. Diiwaangelinta musharaxiinta ayaa si rasmi ah u bilaabatay Khamiistii la soo dhaafay.

Beesha Mudullood ayaa noqotay beesha ugu musharaxiinta badan, ayada oo in ka badan saddex meelood meel musharaxiinta is-diiwana geliyey ay beeshaas kasoo jeedaan. Haddaba musharaxiinta is-diiwaan geliyey iyo beelahooda ayaa kala ah:

Mudullood

1 – Xasan Sheekh Maxamuud – Waceysle

2 – Jabriil Ibraahim Cabdulle – Waceysle

3 – Caddow Cali Gees – Waceysle

4 – Cabdullahi Cali Xasan- Waceysle

5 – Shariif Sheekh Axmed – Agoonyar

6 – Cabdulqaadir Cosoble Cali – Warsangeli

7 – Bashiir Raage Shiriaar – Warsangeli

8 – Maxamed Cali Ameeriko – Reer Mataan

9 – Maxamuud Axmed Nuur Tarsan – Ujeejeen

Habar-gidir

1 – C/raxmaan C/Shakuur Warsame – Cayr

2 – Maxamed Maxamuud Culusow – Cayr

3 – Saciid Ciise Maxamuud – Cayr

4 – Cabdinaasir Maxamed Cabdulle – Sacad

Majeerteen

1 – Cumar C/rashiid Sharmaarke – Cusmaan Maxamuud

2 – C/raxmaan Maxamed Faroole – Ciise Maxamuud

3 – Cali Xaaji Warsame – Cumar Maxamuud

4 – Saciid Cabdullahi Deni – Cusmaan Maxamuud

5 – Xaaji Maxamed Yaasiin Ismaaciil

Mareexaan

1 – Maxamed Cabdullahi Farmaajo – Reer Diini

Ogaadeen

1 – Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi

Leelkase

Zakariye Maxamed Xaaji Cabdi

Kuwa aynaan weli aqoonsan

Axmed Maxamed Cabdi

Maxamed Axmed Jabarti

Maxamed Cabdirisaaq

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

 

- Advertisement -

Read more

Local News