Magcyada & beelaha odayaasha soo xulaya baarlamanka cusub

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa lasoo bandhigay magacyada Odayaasha 135-ka ah ee lagu saxiixay Shirka kusoo dhamaaday magaalada Baydhabo.

Odayaashaani magacyadooda lasoo bandhigay ayaa soo xuli doona Xuldhibaanada Baarlamaanka cusub ee badali doona kuwa iminka shaqeeya.

Magacyada Odayaasha lasoo bandhigay ayaa waxaa la xaqiijiyay inay kasoo kala jeedaan Beelaha ugu miisaanka culus dalka sida Beesha Hawiye, Daarood, Dir, iyo beesha shanaad, waxaana sidoo kale maqan Liiska odayaasha u Saxiixaya Beesha Digil iyo mirifle.

Odayaasha loo soo xulay diyaarinta Baarlamaanka cusub ayaa Seddex meelood laba meel iyo bar ah kuwa soo xulay Baarlamaanka hadda jira.
dddddWarqad-4warqad-1Warqad-2Warqad-3