Mala socotaa in Soomaaliya tahay Dalka ugu qiimaha hooseeya Canshuurka Iibka ee Dalalka Bariga Afrika?

Muqdisho (Caasimadda Online) – Cashuurta Iibka (Salex Tax): Cashuurtan sida magaceeda ka muuqata waxa laga qaadaa alaabaha iyo adeegyada la gadayo.

Dalalka Afrikada bari, waxaa ay qaadaan qiimo kala duwan, Soomaaliya waxaa dalka ugu hooseeya inta la qaado canshuurka iibka.

Canshuurta iibka ee Dalalka bariga Afrika: Uganda: 18%, Brundi: 18%,  Tanzania: 18%, Sudan: 17%, Kenya: 16%, Ethiopia: 15%, Djibouti: 10.45%, Eritrea: 5%, Somalia: 5%

Dowlad walbo waxay u baahantahay in ay siyaadiso dakhliga soo galo waxayna u leedahay awood sharciyeed, qaab ka mid ah qaababka ay ku kordhin kaarto dowaladu dakhliga soo galo waqaadista canshuurta ganacsiga iyo shaqsiyaadka. Xukunka canshuurta waxay ka turjumeysaa awooda dowlada in ay bxin karto adeega danta guud ee bulshada uga baahantahay waana xuquuq u yeelanayo muwadinka hadii ay timaad in canshuur laga qaado.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com