20-ka dal ee ugu baasaboorka fiican aduunka !

Muqdisho (Caasimada Online) – Shirkada Goeuro ayaa soo bandhigtay daraasad ay ku kala soo ceyso Baasaboorada ugu wacan ee Caalamka.

Daraasadani ayay ku soo bandhigtay 20-labaatanka baasaboor ee caalamka ugu fiican marka laga eego qiimaha lagu qaato, wakhtiga lagu qaato,mudada uu jirayo iyo inta dal ee lagu tagi karo fiiso la’aan.

Baasaboorka dalka Sweden ayaa noqday baasaboorka ugu fiican marka la fiiriyo qiimaha iyo wakhtiga lagu qaato.

20-Labaatanka dal ee caalamka ugu baasaboor fiican iyo warbixinta shirkada Goeuro hoos ka akhri:
passportsworld

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com