Musharax Camalow oo dhaliilay guddiga uu Xasan magacaabay

Nairobi (Caasimada Online) – Musharaxa madaxweynaha Soomaaliya Ing. Cabdi Casiis Camaloow ayaa si kulul ugu soo horjeestey guddiga doorashooyinka ee uu magacaabay M/weyne Xasan Shiikh, isaga oo ku tilmaamay dowlad iyada oo wada sharaxan hadana xubnihii guddiga la timid.

Waxaa uu xusay in Barlamaanka oo ah hay’addii sharci dejinta la hareer maray, lagana dhigay masiirkii dalka mid dad kooban gacanta ugu jira, waxana uu ka digay qatarta ka imaan karta haddii aan soomaalida laga qayb galin masiirka dalkooda.

DAAWO MUUQAALKA