Muuqaal ugu horeeyay qaabkuu isu qarxiyay xildhibaan Badbaado

Muqdisho (Caasimada Online)-Muuqaal ay duubeen kaariyoonka qarsoon ee albaabka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga helay qaabkii uu u dhacay qaraxii uu fuliyay xildhibaan hore Saalax Badbaado.

Muuqaalka waxaa kasoo muuqday gaadiid yaryar oo kuwa raaxada ah iyo gaadiid ay saaran yihiin ciidamo ilaalo ah oo ag maraya gaariga qaraxa uu ka buuxay, kuwaasi oo aan waxba kala socon waxa dhacaya.

Labo gaadiid oo ay saarnaayeen ciidamo ilaalo ahaa kuna socday xawaare dheere ayaa la dareemi karaa inuu qaraxa dhacay markii ay ku dhawaadeen halkii uu gaariga ku diyaarsanaa.

Hoos ka daaw9 muuqaalka

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com