27.9 C
Mogadishu
Friday, January 16, 2026

Daawo Sawirro cusub: Bilicda isbitalka Digfeer ee Muqdisho iyo howl-galkiisa

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Isbitaalka ay Turkidu dayactirtay ee Digfeer ayaa dhawaan waxaa loo furay albaabada, iyadoona loogu adeego bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan guud ahaan dalka.

Digfeer oo muuqaal ahaan aad ugu dhow isbitaalada caalamka ama kuwa turkiga ka dhisan ayaa waxaa yaala qalab casri oo nooc walba leh, kuwaas oo baahi tiraya bulshada soomeeliyeed oo arrimo caafimaad dibadda ugu safri jiray.

dig1dig2dig3dig4dig5dig6dig7dig8dig6dig7dig8dig9dig10dig11dig12dig13dig14dig15dig16dig17dig18dig19dig20

- Advertisement -

Read more

Local News