24.4 C
Mogadishu
Saturday, July 12, 2025

Muxuu Farmaajo ka yiri booqashadii John Kerry?

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Talaadadii tagtay, ayaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa booqasho taariikhi ah ku tagay xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka John Kerry, oo halkaas kula kulmay madaxda Soomaalida

Ra’isul Wasarihii Hore ee Somaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo oo wareysi siiyey idaacadda Dalsan ee Muqdisho ayaa ka hadlay muhiimadda booqashadaas ay u leedahay Soomaaliya.

Halkan ka dhageyso wareysiga

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News