Saciid C/qaadir oo dib loo soo magacaabay (Aqri fadeexaddii Xasan Sheekh ee xil ka qaadistiisa).!!

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaarada arimaha gudaha xukuumada Soomaaliya ayaa markale gudoomiye Degmo ka dhigtay Saciid C/qaadir Saciid oo lix bilood ka hor laga qaaday xilka gudoomiyaha degmada Shingaani ee gobolka banaadir.

Wareegto kasoo baxday xafiiska wasaarada arimaha gudaha xukuumada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in wasaarada ay xilka ka qaaday gudoomiyihii degmadaasi iyadoo loo magacaabay Siciid Cqaadir.

Saciid C/qaadir ayaa waxaa xilka looga qaaday arrin fadeeexad oo uu ku lug lahaa Xasan Sheekh. Halkan ka aqri.

Akhriso Wareegtada wasaarada arimaha gudaha.

saciid