Liiska Xildhibaanada Golaha deegaanka Garowe

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga xulista iyo Ansixinta Golaha deegaanka Caasimada Puntland ayaa soo Bandhigay Liiska Xildhibaanada Golaha deegaanka Garowe.

Liiska ayaa ka koobnaa 25 Xildhibaan,waxaana dib loo celiyay laba Xubnood oo ku dhacay Shuruudihii loo baahnaa,waxaana Guddigu ay codsadeen in Odayaasha dhaqanku ay dib-u-soo magacaaban laba xubnood oo kale.

Khilaaf ayaa ka taagan Xulista Xildhibaanadaasi waxaana la soo warinayaa inuu jiro isdaba-marin ay ku kaceen Gudiyadii loo xilsaaray xulista Golaha deegaanka.

Liiska Xildhibaanda buuxiyay Shuruudaha ee Guddigu ay Ansixiyeen ayaa kala ah:

1-Axmed Siciid Geele

2-Axmed Siciid Aadan

3-Ayaan Xusseen Jaamac

4-Cawil Sheekh Xaamid

5-Cabdiweli Ismaaciil Yuusuf

6-Cabdirisaaq Faarax Maxamed

7-Cabdiraxmaan Khaliif Ciise

8-Cismaan Maxamed Siciid

9-Caasho Cabdi Xusseen

10-Daahir Khaliif Siciid

11-Farxiyo Shire Caato

12-Maxamed Salaad Wayrax

13-Maxamed Cali Faarax

14-Mustafe Maxamed Jaamac

15-Mahad Maxamed Ciise

16-Maxamed Jaamac Sooyaan

17-Maxamuud Axmed Cabdi

18-Maxamed Yaasiin Aw-cabdi

19-Mawliid Xaaji Axmed

20-Mustafe Maxamuud Ismaaciil

21-Maxamed Cali Maxamed

22-Maxamed Cumar Axmed

23-Xaawo Axmed Maxamed

24-Xassan Maxamed Ciise

25-Suhuur Xaashi Maxamed

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com