5f85f4af-a566-461a-aad9-2b08681ed036

NISA oo lacag badan dul-dhigtay madaxa nin dad badan ku laayey Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) - Hey'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa baahisay sawirka  Yuusuf Maxamed Xuseen oo si weyn ay ugu raad-joogto,...