Muqdisho (Caasimada Online) – Qarax xooggan ayaa goor-dhow ka dhacay isgoyska dabka ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Ma hayno wax faahfaahin oo intan dhaafsan. La soco wararkeena, oo aan cusbooneysiin doono waxyar kadib Insha Allah.