Qatar oo 80 dal u ogolaatay inay Visa la’aan soo galaan dalkeeda (Aqri liiska)

Doha (Caasimada Onlline) – Dowladda Qatar ayaa ku dhawaaqday in dadka kasoo jeeda 80 dal oo dunida ka mid ah ay dalkeeda soo gali karaan Visa la’aan, islamarkaana ku nagaan karaan waqti cayiman.

Dadkan ayaa waxaa loo kala qeybiyey laba qeyb, waxaana ay Visa ku qaadanayaan marka ay soo galaan Qatar, ama loogama baahna. kuwa Visa l’aan waxay joogi karaan muddo 90 cisho ah, halka kuwa kale ay joogi karaan 30 cisho.

33-ka dal ee hoos ku qoran ayaa Visa la’aan joogi kara Qatar muddo 90 cisho ah

Dadka kasoo jeeda dalalka hoos ku qoran ee 47-ka dal ah ayaa iyagana Qatar ku jooga kari Visa la’aan muddo 30 cisho ah.