25.8 C
Mogadishu
Saturday, June 14, 2025

Raaligelin: War laga qoray xildhibaan Shuuriye

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Caasimada Online waxa ay raali-gelin iyo cudur daar ka bixineysaa war si qaldan saaka looga qoray xildhibaan Maxamed Ismaaciil Shuuriye oo ku saabsanaa baarlamaanka Jubaland.

Warkaasi oo ah in xildhibaanku ku baaqay in baarlaman labaad laga dhinac dhiso kan Jubaland, waxaan ka xunahay in inuu ahaa mid si qaldan kusoo gaaray Caasimada Online oo aanu sax ahayn. Waxaan arrintaas ka raali-gelineynaa xildhibaanka iyo umadda Soomaaliyeed.

Maamulka Caasimada Oline.

- Advertisement -

Read more

Local News