SARIRRO: Wariye C/risaaq Cali Silver oo lagu aasay magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo (Caasimada Online)-  Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa maanta lagu aasay wariye C/risaaq Cali Cabdu Silver oo xalay kooxo hubeysan ay ku dileen xaafada Israac ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo.

Aaska wariyaha waxaa ka qeyb galaya bahda saxaafada magaalada gaalkacyo, qaarkamid ah masuuliyiinta maamulka Puntland ee gobolka Mudug iyo ehelada marxuunka dhintay.

??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ???????????????????????????????

Caasimada Online
Xafiiska Wararka Muqdisho
Caasimada@live.com