28.9 C
Mogadishu
Tuesday, May 26, 2026

Sawi gacmeedka Amiinka: Loolanka Imaaraadka iyo Turkiga ee Somalia

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Farshaxaniistaha caanka ah Amin Arts ayaa sawir gacmeed ka sameeyay loolanka Dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Turkiga ee ku aadan doorashada Somalia.

Farshaxaniistaha waxa uu sawirkiisa u kala qeybiyay laba dhinac oo ku kala aragti duwan Siyaasada waxa uuna dhinaca ugu badan xijiyay Dowlada Imaaraadka waxaana dhinacaasi qeyb ka ah Cumar C/rashiid.

Dhinaca labaad ayuu ku kulmiyay Madxaweynaha Turkiga, Xassan Sheekh, Faarax C/qaadir iyo Odawaa.

Ujeedka sawir gacmeedkiisa ayaa ah in Dowlada Turkiga ay wadato keliya Damul-Jadiid, halka Imaaraadka uu ka uruursaday Hogaamiyayaasha Gobolada dalka, waxa ayna taasi ka turjumeysaa in Xassan Sheekh lagu hayo cadaadis xoogan.

doorashada

- Advertisement -

Read more

Local News