Sawirro: Wararkii u dambeeyay qaraxii baabuurka SHACABKA.!!

Muqdisho (Caasimada Online) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay deegaanka lafoole ee gobolka Shabeelaha Hoose , kaasi oo haleelay gaari ay la socdeen dad shacab ah.

Ku dhawaad 20 ruux ayaa ku dhimatay qaraxa oo ahaa miino dhulka lagu aasay oo gaariga oo BL ahaa haleeyay, waxaana jira dad dhaawacyo halis ah ay gaareen.

Waxaa adag dadka qaarkii in la aqoonsadaa maadaama qaraxa uu bartamaha ka haleelay gaariga, waxaana dadka dhaawacmay loola soo cararay magaalada Muqdisho.

Hoos ka daawo sawirada

1 2 3 4 5

13507183_1172454276166825_7043384715493836322_n 13511963_1172454282833491_2695709767137383102_n 13528785_1172454286166824_7929198103609709080_n