gaalkacyo (Caasimada Online) – Sawiro ay heshay caasimada Online aya amuujinaya qiica ka baxaya magaalada Gaalkacyo oo lagu dagaalamayo iyo gaadiid dagaalka lagu kala qabsaday.
Puntland ayaa sheegtay in dagaalka maanta ku qabsatay gaadiid dagaal oo ciidamada Galmudug lahaayeen, iyadoo lagus oo bandhigay waqooyiga magaalada.
Madaafiic culus oo labada dhinac ridayaan ayaa ku dhaceyso xaafado kamid ah magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.
Wali dagaalka ayaa ka socdo galbeedka magaalada Gaalkacyo, waxaana mararka qaar ay rasaas kusoo dhaceyso bartamaha magaalada.
Hoos ka daawo sawirada, lana soco waxuu kusoo kordhaa insha allah


