29.9 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

Sawirro: Boqolaal dibad-baxayaal oo beegsaday xarunta BF kadib…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Boqolaal shacab ah ayaa maanta baanbaxyo ka hordhigay afafka hore ee Xarunta Baarlamaanka Somalia xili halkaasi uu kulan uga socday Xildhibaanada BFS, Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha dalka.

Banaanbaxa ayaa waxaa dhigaayay dadka ku nool Gobolka Banaadir oo laga soo kala xulay Degmooyinka Gobolka.

Banaanbaxa ayaa loola gol lahaa sida Magaalada Muqdisho ku heli lahayd xuquuqdeeda gaarka ah ayaa waxaa qaban qaabadiisa lahaa maamulka Gobolka Banaadir, taasoo lagu dalbanayay in golaha shacabka caddeeyo maqaamka uu leeyahay Gobolka.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Baarlamanka Soomaaliya iyo beesha Caalamkuba looga baahan yahay inay tix geliyaan rabitaanka shacabka.

Cabashada iyo Dooda dadka Muqdisho ayaa ku soo aadeysa iyadoo haatan magaalada Muqdisho ay ku sugan yihiin Madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada oo horey heshiiskaan uwada gaaray.
banaanbax10

banaanbax11

banaanbax12

banaanbax13

banaanbax14

banaanbax15

banaanbax16

banaanbax17

banaanbax18

banaanbax19

banaanbax20

banaanbax21

banaanbax22
Banaanbax1

Banaanbax2

Banaanbax3

Banaanbax4

Banaanbax5

Banaanbax6

Banaanbax7

Banaanbax8

- Advertisement -

Read more

Local News