Sawirro: Carte iyo Axmed Madoobe oo booqday Xarunta weyn ciidamada ee Kismaayo

Kismaayo (Caasimada Online)-Iyadoo magaalada Kismaayo ay ku sugan yihiin wufuud ka tirsan labada gole ee dowlada Somalia, ayaa waxaa maanta xubno ka tirsan labadaasi gole oo uu hogaaminaayay Ra’isul wasaare ku-xigeenka dalka Carte ay booqdeen xarunta weyn ee ciidamada ee ku taal duleedka magaalada Kismaayo.

Mas’uuliyiintaani booqday xarunta ayaa waxaa wehlinaayay Madaxweynaha maamulka Jubbaland iyo xubno ka tirsan maamulkiisa.

Mas’uuliyiintaani ayaa wareystay qaar kamid ah Saraakiisha iyo ciidamada ku jiray xarunta waxa ayna sidoo kale indha indheeyen Xafiisyada ay fadhiistaan Taliyayaasha ee xarunta ku dhexyaal.
qaalib9-1024x683

qaalib10-1024x683

qaalib11-1024x683

qaalib12-1024x683

qaalib13-1024x683

qaalib14-1024x683

qaalib15-1024x683

qaalib16-1024x683

qaalib17-1024x683

qaalib18-1024x683

qaalib19-1024x683

qaalib20-1024x683

qaalib21-1024x683

qaalib24-1024x683

qaalib25-1024x683

qaalib26-1024x683

qaalib27-1024x683

qaalib1-1024x683

qaalib2-1024x683

qaalib3-1024x683

qaalib4-1024x683

qaalib5-1024x683

qaalib7-1024x683

qaalib8-1024x683

qaalib9-1024x683

qaalib10-1024x683

qaalib11-1024x683

qaalib12-1024x683

qaalib13-1024x683

qaalib14-1024x683

qaalib15-1024x683

qaalib16-1024x683

qaalib17-1024x683

qaalib18-1024x683

qaalib19-1024x683

qaalib20-1024x683

qaalib21-1024x683

qaalib24-1024x683

qaalib25-1024x683

qaalib26-1024x683

qaalib27-1024x683