Daawo Sawirada: Ciidamada gaarka ah ee QM ka jooga Muqdisho oo la daad gureynayo (Warbixin)

Muqdisho (Caasimada Online) – Ergayga gaar ah ee QM u qaabilsan Arrimaha Somalia Nicholas Kay, ayaa Khudbad u jeediyay Ciidamo ka tirsan ilaalada gaarka ah ee Xafiisyada iyo shaqaalaha QM ee Somalia.

Ciidamadaani ayaa lagu wadaa in bedelkooda Magaalada Muqdisho ay soo gaaran cutub si gaar ah u tababaran oo iyaga booskooda buuxin doona, waxaana lagu soo waramayaa in Ciidamadaani oo dhameystay muddo sanad iyo laba bilood ay dalkooda u aadi doonaan fasax.

Ciidamada fasaxa gali doona ayaa waxa ay Magaalada Muqdisho ka howlgaleen Taariikhdu marka ay aheyd 18-kii bisha May ee sanadkii tagay 2014.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
1

2

3

4

5

6

7

8

9