25 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Sawirro: Daawo isbeddelka degmo ciidamada DF SOOMAALIYA ay ku sugan yihiin 21 maalmood !!

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Toorotoorow (Caasimada Online) – Sawiro laga soo qaaday degmada Tortoorow ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa muujinaya isbedel dhanka nolosha oo laga dareemayo degmadaasi.

Gudoomiyaha Shabeelaha Hoose ayaa kasoo muuqday sawirada isagoo ciyaaraha dhaqanka la ciyaaraya shacabka ku dhaqan magaaladaasi oo ciidamada dowlada qabsadeen 2-6-2015.

Dhaqdhaqaaq ganacsi iyo isdhexga bulsho ayaa ka muuqdo magaalada Toorotoorow ee gobolka Shabeelaha Hoose oo ay sameynayaan dadka deegaanka.

?????????????????????????
Toot-1 Toot-2 Toot-2 Toot-3 Toot-3 Toot-4 Toot-4
?????????????????????????
?????????????????????????

Toot-5

?????????????????????????
?????????????????????????

Toot-6 Toot-7

Caasimada Online
Xafiiska Shabeelaha Hoose
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News