26.8 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Daawo Sawirrada: Xarunta maxkamadda gobolka BANAADIR oo si qurux badan loo dayac tiray !!!!

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa soo idlaaday dayactir ku socday Xarunta weyn ee Maxkamadda gobolka Banaadir.

Dayactirka ayaa ahaa mid isugu jiray qalabeyn iyo hagaajin dhan waliba ah oo lagu sameeyay dhamaan Xafiisyada Maxkamada, waxaana sidoo kale la qurxiyay muuqaalka Maxkamada.

Mashruucaani ayaa waxaa hirgelintiisa ka qeyb qaatay Hay`ada Qaramada Midoobay ee arrimaha caddaalada iyo Hay’ado kale oo Dowli ah.

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa kaalinta koowaad kaga jirta goobaha u baahnaa dayactirka, waxaana iminka soo gabagaboobay howlihii ku socday.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA
1

2

3

5

6

7

8

4

- Advertisement -

Read more

Local News