28.4 C
Mogadishu
Sunday, May 10, 2026

Sawirro: Dhaqtar Hindi ah oo dhawaan qalliinada lafaha ka bilaabi doona Kalkaal Hospital

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Kalkaal Speciality Hospital: Ogaysiis muhim ah

Dhamaan   dadweynaha Soomaliyeed  waxaa lagu wargelinayaa  in uu imaan doono Kalkaal Specialty Hospitaal, dhaqtarkii hindiga ahaay ee ku taqaqusay qaliimada lafahaiyo kabistooda,

Qaliimada uu kuu samayn doono waxay kala yihiin.

      1. Bedelka jilbaha (knee replacement)
      2. Bedelka sinaha (hip replecement)
      3. Kabista lafaha jajaban
      4. Qaliimada isboortiga ayadoo la, isticmalayo  qalab leysar ah
      5. Qaliinka seedaha go, ay ayadoo la adeegsan dono qalab leysar ah
      6. Daweynta roomatiisamka
      7. Daweynta dhabar xanuunka

    Is-diiwaan gelintu waxay bilaabatay 16/1/2019.qaliimadu waxey bilaaban doonaan 27.1.2019-ilaa 2.2.2019

    Hadaba isdiiwaan gelintu waxay kasocotaa. Kalkaal Specialty Hospital

    Isbitaalku wuxuu ku yaalaa isgoyska Banaadir masjidka Cabdullahi Ciise Wadada Digfeer.

    Wixii faah faahin ah kala xiriir tel 617633661-617633662-numberka gaaban ee 4040. Balan teenu waa kalkaal hospital.

- Advertisement -

Read more

Local News