29.9 C
Mogadishu
Wednesday, May 13, 2026

Sawirro: Donald Trump oo markii ugu horeysay la dhexgeeyay Aqalka Cad

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Barack Obama, ayaa Aqalka Cad ku marti galiyay madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump.

Donald Trump iyo Barack Obama ayaa kawada hadlay arrimo farabadan oo ay kamid yihiin sida Madaxweynaha cusub loogu wareejin lahaa xilka.

Casuumaada ayaa ka timid dhanka Madaxweynaha jagada haya Barack Obama, waxa ayna ujeedadu aheyd in Donald Trump la horkeeno saxaafada.

Dadku marki ay ogaaden in Donald Trump uu ku sugan yahay aqalka cad ayaa waxaa durbo soo buux-dhaafiyay bannaankiisa dadweyne kasoo horjeeda guusha Trump kuwaas oo ku hor bannaanbaxaya.

Si kastaba ha ahaatee, sida caadaduba aheyd Aqalka Cad ayaa waxaa daga madaxweynaha markaasi talada Mareykanka haya iyo qoyskiisa.

trump-1 trump-2

- Advertisement -

Read more

Local News