24.7 C
Mogadishu
Tuesday, July 28, 2026

Arag sawirro cajiib ah: Farmaajo oo ubaxii labaad dhigay taalada Daljirka Dahsoon

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Maxamed C/llaahi Farmaajo, madaxweynaha Somalia ayaa maanta munaasabada kowda Luulyo awgeed wuxuu ubax dhigay Taallada Daljirka Dahsoon ee degmada Boondhoore.

Ka hor ubax dhiga ayaa wuxuu madaxweynaha salaan sharaf ka qaatay kooxda muusikada baambeyda wuxuuna ubaxa dhigay taalada dajirka Dahsoon.

Madaxweynaha ayaa la hadlay dadkii kasoo qeybgalay munaasabadaasi, isagoo ka hadlay marxaladihii kala duwanaa ee xorriyada loo soo maray iyo in ay waajib tahay in la ilaaliyo midnimada Soomaaliya.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60