Arag sawirrada: Muqdisho oo dib looga bilaabay cayaar dhaqameed aan dhowr sano aan la arag

Muqdisho (Caasimada Online) – Tartankaani oo Somalia ay ugu danbeysay barisamaadkii ayaa waxa uu iminka mar kale ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Tartan dhaqameedkaani fallaaraha la adeegsado ayaa waxa uu dhexmaray Odayaal iyo dhalinyaro oo iyagu loo qabtay, waxaana ku guuleystay Odayaasha, halka dhalinyarada looga wacnaa qaabka adeegsiga cayaarta.

Tartanka ceynkaani ah ayaa waxaa Somalia ugu danbeysay mudada uu dalka ku jiro burburka.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA

1

2

3

4

5

6

7

8

9

10