Daawo Sawirrada: Nin hubeysnaa oo weerar ku qaaday Iskuul iyo arday ku dhamaatay weerarka

Muqdisho (Caasimada Online) – Ruux ku hubeysnaa hubka fudud ayaa weerar culus ku qaaday Iskuulka ”Umpqua Community College” ee ku yaal magaalada Rosenburg ee dalka Mareykanka.

Weerarka ayaa waxaa lagu dilay 13-arday oo kamid aheyd ardaydii iskuulkaasi.

Weerarka ayaa waxaa geystay ruux magaciisa lagu sheegay Chris Harper Mercer 26-jir kaasi oo si farsameysan hubka ula soo galay Iskuulka kadibna ku huwiyay ardayda xili ay ku guda jireen wakhtiga yar ee nasiinka ah.

Ciidamada amaanka oo goobta gaaray ayaa durbadiiba toogtay gacan ku dhiiglihii dilka geystay kadib markii ay is weydaarsadeen rasaas teelteel ah.
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12