25 C
Mogadishu
Friday, January 23, 2026

Sawirro: NISA oo soo bandhigtay hub iyo rasaas la qabtay (Arag)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Somalia ayaa gacanta ku dhigay Gaari ay saarnaayen hub, Rasaas iyo walxaha qarxa, kuwaasi oo ciidamadu sheegeen in la doonayay in lagu qalqalgaliyo amaanka magaalada Muqdisho.

Maleeshiyaadkaani ayaa galabta qorox dhicii lagu qabtay hawlgal laga sameeyeen Deegaanka Ceelasha Biyaha.

Hubka la soo bandhigay, ayaa ka kooban afar qori oo AK47 ah, bistoolado gaaraya afar xabo, rasaasta qoryaha RBG iyo hoobiyaha iyo agabyo loo adeegsado walxaha qarxa.

Macluumaadka lagu soo qabtay maleeshiyadaani ayaa waxaa la sheegay inuu bixiyay wiil aad u yar oo shacab ah.

Ciidamada Dowlada ayaa laba jibaaray howlgalada ay kawadaan magaalada Muqdisho, xili ay fooda nagu soo heyso bisha barakeysan.

Howlgal9

Howlgal10

Howlgal11

Howlgal12

Howlgal1

Howlgal2

Howlgal3

Howlgal4

Howlgal5

Howlgal6

Howlgal7

Howlgal8

- Advertisement -

Read more

Local News