25 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Sawirro: Puntland oo ku fashilantay maareynta meydadkii Itoobiyaanka ah ee ku geeriyooday…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka Puntland ayaa lasoo warinayaa inay u maara la’ yihiin Meydadka iyo dhaawacyada Itoobiyaankii shilka gaari ku galay meel u dhow Dagmadda Waaciye oo hoostagta Maamulka Puntland.

Waxaa lasoo sheegayaa in wali Meydadka dhalinyaradaasi Itoobiyaanka ah ay yaalan Isbitaalada Puntland kadib markii Maamulka uu jahwareer ka qabsaday qaabka loola tacaamuli lahaa Meydadkaasi.

Meydadka oo ah 7 ayaan wali la aasin sababo la xiriira cabsi laga qabo in Dowlada Itoobiya ay si kale u dhigto hadalka.
1.

2

3

4

5

- Advertisement -

Read more

Local News