25.1 C
Mogadishu
Friday, July 4, 2025

Sawirro: Qax & barakac ka jira magaalooyinka…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

London (Caasimada) – Dhacdadaani ayaa waxa ay ka dhacday dalalka Scotland iyo Britain, iyadoo goobaha farasmagaalaha ee dalalkaasi iminka ay ka bilowdeen Barakac.

Barakaca shacabka ku dhaqan labada dal ayaa waxaa u sabab ah roobab dabeylo wata oo sababay fatahaada Wabiga.

Wadooyinka iyo Xaafadaha qaar ayaa waxaa buux dhaafiyay biyo ka dhashay fatahaada wabiga iyo dabeylihii halkaasi ka dhacay.

Xaafado ka mid ah dalalkaan oo wabigu ku fatahay ayay biyuhu gaareen heer dooman loo adeegsado in dadka waayeelada ah guryaha looga soo daabulo iyadoo loo qaxinayo magaalooyinka kale ee biyaha aaney gaarin.
y1

y2

y3

y4

y5

y6

y7

y8

y9

y10

y11

- Advertisement -

Read more

Local News