Sawirro: Roobab dabeylo wata oo ku dhuftay Gaarisa iyo Hanti burburtay

Muqdisho (Caasimada Online)-Roobab daweylo iyo daad wata ayaa ku dhuftay deegaano ka tirsan Gaarisa, kaasi oo sababay khasaaro dhimasho iyo hantiba isugu jira.

Roobabka iyo daadka ka dhashay ayaa laayay xoolo farabadan, halka guryaha qaarkoodna uu dhulka dhigay.
Daadka noocaani ah ayaan horay loo arag waxaana la sheegayaa inuu dumiyay guryo farabadan xili reerkii halkaasi ku noola ay ku jireen.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA
1

2

3

4

5

6

7