Daawo Sawirrada: Sida Muqdisho loogu aasay Jeneral Samatar

Muqdisho (Caasimada Online):-Waxaa Maanta Aas Qaran loogu sameeyay xarunta wasaarada Gaanshaandhiga Soomaaliya alle ha u naxariiste Maxamed Cali Samatar oo ahaa Madaxweyne ku xigeenkii dowladda Dhexe ee Soomaaliya.

Meydka Marxuumka ayaa la geeyay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya halkaas oo Salaadda Janaasada ay kula tukadeen Madax ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo shacab aad u farabadan.

Maxamed Cali Samatar oo Somaliya xilal kala duwan ka soo qabtay ayaa si aad ah loogu xusuustaa kaalintii uu ku lahaa dhismaha ciidamada Xooga dalka Somaliya.
1x
2x
3x
4x
5x
7x

Caasimada online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com