26.4 C
Mogadishu
Wednesday, January 14, 2026

Sawirro: Sheekh Shariif iyo Xasan oo kulmay.!!

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha dalka Jabuuti ayaa kulansiiyay Xasan sheikh Maxamuud madaxweynaha Soomaaliya iyo Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo labadaba ah musharixiin u taagan doorashada sanadkan ka dhaceyso Soomaaliya.

Kulankaasi oo saacado kooban ahaa ayaa waxaa goobjoog ka ahaa madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, waxaana looga hadlay xaaladaha kala duwan ee dalka Soomaaliya.

Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa sanadkii 2012 waayay xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya, waxaana kaga guuleystay madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud.

Labada musharax ee ku kulmay magaalada Jabuuti ayaa waxaa kala wata dowlado awood leh kuwaasi oo doonaya iney helaan danaha ay ka leeyihiin Soomaaliya.

Hoos ka daawo sawirada

Sharif Sharif1 Sharif2 Sharif4 Sharif5-1

- Advertisement -

Read more

Local News