25.1 C
Mogadishu
Friday, July 4, 2025

“Sida uu qaraxa u cuslaa iyo sida aan u bad-baaday isma lahayn” (Daawo Video)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – “Waxaan dareemay in uur ku jirteeda oo dhan ay bannaanka usoo baxday, awoodda qaraxa darteed. Haddana sida sida uu qaraxa u cuslaa iyo sida aan u bad-baaday isma lahayn” Waxaa sidaas yiri Axmed Cabdi Haadi oo ka sheekeynaya qaraxii ugu weyn ee taariikhda Afrika oo ka dhacay Muqdisho. Hoos ka daawo muuqaal xanuun badan.

- Advertisement -

Read more

Local News