Aba Cali Siid Axmed Sheekh Axmed Mataan
Iyo xaaskiisa Hooyo Aamin Daa’uud Axmed
Zeinab Siid Axmed Sheekh Axmed Mataan
Iyo Seygeeda Cabdi Maxamuud Geedi
Jamiila Siid Axmed Sheekh Axmed Mataan
Ruqiya Siid Axmed Sheekh Axmed Mataan
Abuukar Sheekh Axmed Mataan
Maxamuud Caddey Sheekh Axmed Mataan
Dhamaman reer Sheekh Axmed Mataan waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan ehalladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday allaha u naxariistee guddoomiye ku xigeenkii shirkadda Hormuud Axmed Abuukar Xasan (Axmedey Foodey) oo shalay ku geeriyooday dalka Switzerland, waxay lee yihiin naxariistii janno allaha ka waraabiyo, ehelkii uu ka baxayna Samir iyo iimaan allaha ka siiyo.

